Wareysigu waa wada sheekeysi dhaxmarta labo qof ama koox ,Tusaale: su’aal ayaa lagu weydiinaa waad ka jawaabi Hadaba, sidaas waayo wareysi hadaad maqasho, Sidoo kale, erayga wareysi wuxuu sheegaa qof ku dhaqmayo xeerka wareysiga oo midka lawareysanaayo, sidoo kale, midka wax wareysanaayo asagana waa in uu ku dhaqmaa xeerka mid wax wareyste.
📍qoraaga: Sayid Axmed
📍bogagga: 82
Faahfaahin.
Buuggan wuxuu ka hadlayaa: sida iyo qaabka looga jawaaba su'aalaha waraysiga shaqada, udiyaar garawga waraysiga shaqada,noocyada waraysiga shaqada iyo waxyaalo kale oo badan oo shaqada iyo waraysigeeda ku saabsan.
_
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰
{ }

Comments
Post a Comment