The physology of the money (Cilmi nafsiga iyo lacagta) —————— Soo koobid iyo toban cashar oon ka baranayno buuga uu qoray Morgan Housel. Ee la dhaho "The Psychology of the Money: Timeless Lessons on Wealth, Greed, and Happiness." In Lacag lagu sameeyo si fudud wax fudud maaha ood taqaanid, waxay ku xidhan tahay sidaad u dhaqanto, dhaqankuna wuu adag yahay in la barto, Xataa hadaad tahay mid caqli badan, Lacagaha maalgashiyeed , dhaqaalaha shakhsiyeed, Iyo go’aamada ganacsiyeed, caadiyan waxay ku salaysan yihiin Maadada xisaabta halka xogaha iyo qaacidooyinku noo sheegaan qaabka saxda ah ee aan u samaynayno . 1. In Lacag la sameeyaa waxay qaadataa wakhtiyo badan , wakhti ka badan inta ogaalkeenu xaqiiqsan karo. Ka fikir bal warren buffet kaas oo noqday uun hodan sanadihii u dambeeyay, da’ ahaan intuu jiro iyo hantida lacageed ee uu haysto isla wakhtigan. 2. Marmarka qaar kuma xidhna hibadaada , xirfadaada, inta shahaado eed haysato, inta qofeed eed xidhiidh la leedahay, amas...
Comments
Post a Comment